warar ka nagasoo garaya magalada zwolle ayaa jira niman kaganacsada naagaha jirkooda anigoo aan halkaan kusoo kobayn ayaan indhahayga saray mar ayay ahayd saakayay aniga oo sikadis ah kusoo maray sxbkayga muslim ka ah hadana naagaha gada anigoo aan saas u ogayna ayaan saakay hubsaday ayadoo awalba aan kaga shakiqabayyay